Somaliland oo xabsiga dhigtay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuq-maasuq

Somaliland ayaa maanta xirtay masuuliyiin haya xilal dawladeed iyo kuwo hore oo musuqmaasuq lagu soo eedeeyay. Agaasimaha maamulka ee wasaaradda warfaafinta Xasan Maxamuud Muxumed ayay saaka ciidanka boolisku xabsiga u taxaabeen, sida xaqiijiyeen hawlwadeennada hantidhowrka Somaliland. Agaasimahii hore ee Wasaaradda warfaafinka Cismaan Xuseen Warsame ayaa isna ka mid ah dadka xabsiga loo taxaabay, kaasoo doraad … Continue reading Somaliland oo xabsiga dhigtay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuq-maasuq